Template:Dhacdooyinka Hadda

Ka Wikipedia

9M-MRO, the missing Malaysia Airlines aircraft, in 2011

  • Malaysia Airlines Flight 370 (sawirka diyaaradda), kasoo kacday Kuala Lumpur kuna socotay Beijing lana socdeen 239 qof, ayaa lagu waayey Gacanka Thailand.
  • Maxkamadda dembiyada dagaalka ayaa ku heshay nin u dhashay kongo ee Germain Katanga dembi.
  • 2014 Winter Paralympics 2014 Winter oo la furay Sochi, Ruushka.
  • Gobol Ukrain ka mid ah oo la modoobaya Ruushka kuna biiraya Federeeshinka ruushka.
  • Gudoomiyaha gobolka Banaadir Muungaab ayaa booqday qaar ka mid ah dagmooyinka xamar.

Warar dheeraad ah...

Documentation icon Xog-waranka tusmada[Itusi] [bedel] [taariikhda] [dacarfal]

Adeegsiga[wax ka badal xogta]

Si aad war cusb ugu darto adeegso Template:*mp sadarka biloowgiisa adigoo raacinaya bisha iyo maalinta oo kaliya sanad la'aan kadibna waxaad qori doontaa qoraalkaada.

  • waxaa ugu wanaagsan inaad ku xiriiriso wiki wararka hadii uu jiro waxaa jira adeegsiga Template:Wikwar adigoo ku daraya magaca warka wiki wararka.
  • waxaa kaloo fiican inaad ku xiriiriso wikipedia.
  • Waxaa kaloo haboon inaad dhigto warka qaabkaan oo kale ('''Tusaale qaabeed''') Sidaan ayuu umuuqanayaa (Tusaale qaabeed).
  • Waxaad awoodaa inaad ka bedesho sawirka dhanka ciwaanada adigoo wax ka bedelaya Template:Dhacdooyinka Hadda/Sawirro laakiin waxaa haboon in sawirka sidiisa loo daayo dhanka cabirka 120x120px bedel la'aan sidoo kale waxaa lagama maarmaan ah inaad xusuusnaato ee ku saabsan cunwaanka warka in sawirka qofkaan (tusaale waxa uu sameeyey Maxamed Cusman Jawaari (ee sawirka) sidaas iyo sidaas)

Tusaale[wax ka badal xogta]

Adeegsiga habkaan soo socda:

{{*mp|14 Abriil}} '''[[Liiska Afhayeenada Baarlamaanka Soomaaliya|Af-hayeenka Baarlamaanka]]''' [[Maxamed Cusman Jawaari|Maxamed Cusman Jawaari]] [[Maxamed Cusman Jawaari]] '''ayaa tacsi u diray dadkii ku geeriyooday falkii maanta ay maleeshiyaadka Al-Shabaab ku soo qaadeen xarunta Maxkamadda gobolka Banaadir.'''.{{Wikwar|Jawaari oo tacsi udiray}}

Waxay soo baxaysaa sidaan:

  • Af-hayeenka Baarlamaanka Maxamed Cusman Jawaari Maxamed Cusman Jawaari ayaa tacsi u diray dadkii ku geeriyooday falkii maanta ay maleeshiyaadka Al-Shabaab ku soo qaadeen xarunta Maxkamadda gobolka Banaadir..(Wikiwararka…)

    Sii eeg