Jump to content

User:Abdalla hersi

From Wikipedia, the free encyclopedia

Abdullahi hersi abdulkaadir.(Ali-Dheeg) wuxuu dhashay. Sanadkii 1996. April-04 wax barashadiisii. H/Dhexe wuxuu ku qaatay degmada buurtinle. Ee G- nugaal Sidoo kale dugsigiisii sare wuxuu ku qaatay isla deegaan kaas. Heerka koowaad ee jaamacadda wuxuu ku bartay. Culuumta kumbiyuutarka (computer science )

Waa qoraaga buugga. “Fahanka wadaniyadda” Waa aqoon-yahan. Fir-fircoon had iyo jeer isku howla. Hormarinta bulshadiisa