Jump to content

Amxaaro

Ka Wikipedia
Amhara
አማራ
Thiinada guud ee dadka
24,147,000[1]
Meelaha ay ku badan yihiin
 Ethiopia 23,854,000[1]
 United States 128,000 [1]
Suudaan 88,000 [1]
Eratareya 35,000 [1]
Iswiidhan 12,000 [1]
 Yemen 10,000 [1]
 Germany 5,700 [1]
 Djibouti 4,600 [1]
 Norway 3,300 [1]
Masar 3,200 [1]
Israaiil 1,600 [1]
 Canada 700 [1]
Wanlaweyn waa magaalo qadiimi ah oo taariikh dheer leh. Waa degmo ay wada degaan Soomaalida oo dhan, hase yeeshee asal ahaan degmada waxaa degan Shanta Caalimood, oo u kala baxaan shan beelood:

1. Hubeer 2. Barbaare 3. Jambaluul 4. Erdho 5. Hiifmuge

Beelahaas waxay degaan magaalada iyo tuulooyinka ku xeeran degmada. Guddoomiyaha degmada wuxuu ka tirsan yahay beesha Erdho, oo ah beesha ugu badan ee dega magaalada gudaheed. Degmada Wanlaweyn waxay hoos timaadaa 597 tuulo, waxaana ay caan ku tahay ganacsiga xoolaha iyo dhaqashadeeda.

Dadku waa dad ku fiican dhaqashada xoolaha iyo beeraha, waxayna dhaqdaan geela, lo'da, iyo ariga. Wanlaweyn waxay sidoo kale caan ku tahay wax soo saarka beeraha, iyadoo degmo barwaaqo ah oo nabadeed ah.

Sidoo kale, dadka deegaanka waa xoolo-dhaqato, waxaana ay si weyn ugu mashquulsan yihiin wax soo saarka beerahooda. Degmada Wanlaweyn waa mid ka mid ah degmooyinka ugu horeeya ee hoos yimaada gobolka Shabeelaha Hoose.

Wanlaweyn waxaa ku yaal saldhigga milatari ee Belidoogle, oo ay ku sugan yihiin ciidanka gaarka u tababaran ee Soomaaliya iyo tababarayaal Mareykan ah. Wanlaweyn sidoo kale waa magaalo Soomaali u ilbaxsan, oo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya.

600 [1]
Luqada

Amxaari

Diinta

Masiixiyad · Islaam · Yuhuuda

Dadka ay dhalyo wadagaan

Dadka Tigriga

  • Amxaaro, waa dad ku nool dalka Itoobiya, waxa aynaa ku hadlaan, afka Amxaariga, oo ka mid ah luqadaha rasmiga ah ee Itoobiya.

Amxaarada tira ahaan waxa ay gaaraayaan ilaa 19.8 milliyan oo qof. waana 26% shacabka Itoobiya oo dhan.

Linkiga Caddaynta

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. 1.00 1.01 1.02 1.03 1.04 1.05 1.06 1.07 1.08 1.09 1.10 1.11 1.12 1.13 . U.S. Center for World Mission http://joshuaproject.net/peoples.php?peo3=10294. Soo qaatay 28 January 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)