Bakool
Bakool | |
---|---|
Script error: The function "Somaliland" does not exist. | |
Wadanka | Wanlaweyn waa magaalo qadiimi ah oo taariikh dheer leh. Waa degmo ay wada degaan Soomaalida oo dhan, hase yeeshee asal ahaan degmada waxaa degan Shanta Caalimood, oo u kala baxaan shan beelood:
1. Hubeer 2. Barbaare 3. Jambaluul 4. Erdho 5. Hiifmuge Beelahaas waxay degaan magaalada iyo tuulooyinka ku xeeran degmada. Guddoomiyaha degmada wuxuu ka tirsan yahay beesha Erdho, oo ah beesha ugu badan ee dega magaalada gudaheed. Degmada Wanlaweyn waxay hoos timaadaa 597 tuulo, waxaana ay caan ku tahay ganacsiga xoolaha iyo dhaqashadeeda. Dadku waa dad ku fiican dhaqashada xoolaha iyo beeraha, waxayna dhaqdaan geela, lo'da, iyo ariga. Wanlaweyn waxay sidoo kale caan ku tahay wax soo saarka beeraha, iyadoo degmo barwaaqo ah oo nabadeed ah. Sidoo kale, dadka deegaanka waa xoolo-dhaqato, waxaana ay si weyn ugu mashquulsan yihiin wax soo saarka beerahooda. Degmada Wanlaweyn waa mid ka mid ah degmooyinka ugu horeeya ee hoos yimaada gobolka Shabeelaha Hoose. Wanlaweyn waxaa ku yaal saldhigga milatari ee Belidoogle, oo ay ku sugan yihiin ciidanka gaarka u tababaran ee Soomaaliya iyo tababarayaal Mareykan ah. Wanlaweyn sidoo kale waa magaalo Soomaali u ilbaxsan, oo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya. |
Magaalo-madax | Xudur |
Dowlada | |
• Badhasaabka | Mohamed Abdi Tall[1] |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Bakool waa gobol ka mid ah Gobolada Soomaaliya wuxuuna ku yaalaa koonfir-galbeed ee Soomaaliya.
Degmooyinka gobolka Bakool
- Xudur
- Ceelbarde
- Tiyeegloow
- Waajid
- Rabdhuure
- Buurdhuxunle
Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu waa xudur waana gobol Ilaahey ku maneysatey xoolaha nool iyo beeraha. Qabaa'ilada dago gobolkaan waa Digil iyo Mirifle oo si is la eg ugu degan gobolka.
Gobolka wuxuu caan ku yahay dhaqashada xoolaha iyo tacabka beeraha, waa dhulka dadkiisa ay aad ugu hormareen tacliinta diinta barashada Qur'aanka.
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ . Sabahi. 7 July 2013 http://sabahionline.com/en_GB/articles/hoa/articles/newsbriefs/2013/07/07/newsbrief-01. Soo qaatay 2 June 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)