Jump to content

Boqoshaa

Ka Wikipedia
Sidoo kale fiiri "Fungi"

Boqoshaa ama (Mushroom) waa nooc ka mid ah fangaska (fungi) oo ka baxa dhulka ama meelaha qoyan. Waxaa jira kuwo la cuni karo (sida boqor-cadde) iyo kuwo sun ah. Waa cunto nafaqo leh, hodan ku ah borotiin iyo fitamiino.