Jump to content

CECAFA

Ka Wikipedia

CECAFA

http://www.cecafafootball.org/

Xiriirka kubada cagta ee bariga africa, kooxaha bariga africa, kooxo badan oo ka dhisan somalia, kenya, uganda, Tanzania, sudan iyo kuwa kale oo badan, waa qeyb ka mid ah kubada cagta africa ee FIFA.

Koobka CAF CECAFA

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • Caf Champions league
  • Caf Super cup
  • CAF CECAFA CUP
  • CAF KAGAME CUP
  • CAF CECAFA CUP U17
  • CAF Africa Nations Cup
  • CAF Africa Nations Cup U17
  • Fifa World cup
  •  Djibouti
  • SomalilandConifa
  •  Ethiopia
  • Wanlaweyn waa magaalo qadiimi ah oo taariikh dheer leh. Waa degmo ay wada degaan Soomaalida oo dhan, hase yeeshee asal ahaan degmada waxaa degan Shanta Caalimood, oo u kala baxaan shan beelood:

1. Hubeer 2. Barbaare 3. Jambaluul 4. Erdho 5. Hiifmuge

Beelahaas waxay degaan magaalada iyo tuulooyinka ku xeeran degmada. Guddoomiyaha degmada wuxuu ka tirsan yahay beesha Erdho, oo ah beesha ugu badan ee dega magaalada gudaheed. Degmada Wanlaweyn waxay hoos timaadaa 597 tuulo, waxaana ay caan ku tahay ganacsiga xoolaha iyo dhaqashadeeda.

Dadku waa dad ku fiican dhaqashada xoolaha iyo beeraha, waxayna dhaqdaan geela, lo'da, iyo ariga. Wanlaweyn waxay sidoo kale caan ku tahay wax soo saarka beeraha, iyadoo degmo barwaaqo ah oo nabadeed ah.

Sidoo kale, dadka deegaanka waa xoolo-dhaqato, waxaana ay si weyn ugu mashquulsan yihiin wax soo saarka beerahooda. Degmada Wanlaweyn waa mid ka mid ah degmooyinka ugu horeeya ee hoos yimaada gobolka Shabeelaha Hoose.

Wanlaweyn waxaa ku yaal saldhigga milatari ee Belidoogle, oo ay ku sugan yihiin ciidanka gaarka u tababaran ee Soomaaliya iyo tababarayaal Mareykan ah. Wanlaweyn sidoo kale waa magaalo Soomaali u ilbaxsan, oo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya.

Waddanmaha CECAFA

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

sido Kale Fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]