Kalmac
Appearance
Kalmac.... waxay u dhowdahay magalada Ceelafweyn waxayna ka xigtaa dhinaca bari waxayna u jirtaa 30km waa degmo aad uqurux badan kuna haboon dalxiiska waxa ay caan ku tahay dhirta oo ay dadka degan ku beeren qaybaha degmada waa dhul daqsimed leh ceel biyood ku haboon beer iyo xooloba Degmada waxa dega beesha basanbuur ee biciide oo ka tirsan [[habar jeclo