Jump to content

Laasmuuse

Ka Wikipedia
laasmuuse

lasmuse

لاص موسي
Magaalo
Script error: The function "Somaliland" does not exist.
Country Somaliland
DeegaankaSaaxil
DegmoLaasmuuse
Dowlada
 • Duqa-magaaladaoday Bahmajeelo ah
Joogga
1,430 m (4,690 ft)
Tirada dadka
 • Dhammaan3,890 [1] [2]
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Furaha+252 63
CimiloBWh

laasmuuse waa tuulo ku taalo gobolka saaxil ee woqooyiga somaliland, waa barta uu ku aasanyahay sheekh muuse abokor oo ah shekhi ay ka tafirmen beela weynta muuse abokor habar jeclo, waa tuulo qadiima oo taarikhiya oo ku taala bariga magalada Berbera. Waxaa Deggaan ahaan ahaan u badan beesha H-jeclo-muuse Abokor gaar ahaan Jifada Bahmajeelo. Siiba isixaaq iyo Cabdale. Waxaa ku aasan odayo beeleedyo badi u badnaa Culimo oo kasoo jeeday beeshaas muuse abokor oo ku ag aasan qabriga awowgood muuse Abokor, waxaa kamid Ah cali cabdule, Saleebaan Ahmed iyo Shiikh Xasan mataan.

magalada dadka ku dhaqan waxay ku tiirsan yihiin kaluumaysiga oo ah il khyraad dabiiciya sidoo kale wxa lagu dhqdaa xolha nool waa meelihi uu codka ka helay xisbiga kulmiye ee sida culus u taagerayay.

  1. Somaliland City & Town Population.
  2. Tageo.com. Retrieved on 2011-12-15.