Jump to content

Qoryale

Ka Wikipedia
Qoryale
Town
Script error: The function "Somaliland" does not exist.
Wadan Somaliland
GobolTogdheer
DegmoDegmada Qoryaale
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Qoryaale (Af Ingiriis : Qorale) waa magaalo yar oo ku taalaa gobolka Togdheer ee Gobolada Waqooyiga Soomaaliya, maanta loo yaqaano Somaliland.

Faallo

Qoryale waa fadhiga dowlada Degmada Qoryaale. Magaaladan yar waxay si toos ah ugu xidhan tahay jidka dheer ee toos u tega magaalada Burco.[1][2]

Waxbarashada

Dusgsi sare ayaa laga dhisay magaaladaasi wakhti dhowayd.

Xigasho

  1. (Map). Google.  Maqan ama ebar |title= (caawin);
  2. (Map). Microsoft and Harris Corporation Earthstar Geographics LLC.  Maqan ama ebar |title= (caawin);

Tixraac


Template:Somalia-geo-stub