Jump to content

Sool

Ka Wikipedia
Sool
Qalcadda Garad Diiriye Guure ee magaalada Taleex.
Script error: The function "Somaliland" does not exist.
DalkaWanlaweyn waa magaalo qadiimi ah oo taariikh dheer leh. Waa degmo ay wada degaan Soomaalida oo dhan, hase yeeshee asal ahaan degmada waxaa degan Shanta Caalimood, oo u kala baxaan shan beelood:

1. Hubeer 2. Barbaare 3. Jambaluul 4. Erdho 5. Hiifmuge

Beelahaas waxay degaan magaalada iyo tuulooyinka ku xeeran degmada. Guddoomiyaha degmada wuxuu ka tirsan yahay beesha Erdho, oo ah beesha ugu badan ee dega magaalada gudaheed. Degmada Wanlaweyn waxay hoos timaadaa 597 tuulo, waxaana ay caan ku tahay ganacsiga xoolaha iyo dhaqashadeeda.

Dadku waa dad ku fiican dhaqashada xoolaha iyo beeraha, waxayna dhaqdaan geela, lo'da, iyo ariga. Wanlaweyn waxay sidoo kale caan ku tahay wax soo saarka beeraha, iyadoo degmo barwaaqo ah oo nabadeed ah.

Sidoo kale, dadka deegaanka waa xoolo-dhaqato, waxaana ay si weyn ugu mashquulsan yihiin wax soo saarka beerahooda. Degmada Wanlaweyn waa mid ka mid ah degmooyinka ugu horeeya ee hoos yimaada gobolka Shabeelaha Hoose.

Wanlaweyn waxaa ku yaal saldhigga milatari ee Belidoogle, oo ay ku sugan yihiin ciidanka gaarka u tababaran ee Soomaaliya iyo tababarayaal Mareykan ah. Wanlaweyn sidoo kale waa magaalo Soomaali u ilbaxsan, oo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya.
Khatumo
XarunLaascaanood
Dowlada
 • madax waynaabdiqadir aw alu
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Sool waa gobol ku yaala woqooyiga wadanka Somalia ee maamulka Khaatumo, wuxuu xuduud la leeyahay Togdheer dhanka galbeed, Sanaag dhanka waqooyi xuduud la leh gobbolka cayn waxay ka xigtaa dhanka koonfureed. Caasimadeeda gobolka waa Laascaanood .

Gobolkaan waxay xarun u ahayd boqortooyada Diiriye Guure ee saldhiga ahayd dooxada Nugaal, iyo caasimada Taleex, iyo hoogaamiyaha lahayd garad Deria Gure, emir Sayid Maxamed Cabdulle Xasan iyo hoogaamiyaha xarunta.

Gobolka Sool wuxuu ka kooban yahay 4 degmo[1]

  • Laascaanood waa caasimada Sool
  • Caynaba waxay dhanka waqooyi kagtaa laascaanood
  • Xudun.xuddun waa magalada 2 aad e ugu wayin gobolka sool waxy dhinca waqooyi ka xigtaa taleex dhinca konfureedna magalda las canod
  • Taleex. Waa magalo taarikhti ah waana magadli u degena sayid mohmed cabdule hasssan. Waa magalo magac wayin ku leh geyiga soomaliyeed. Taleeex waa magaldi u horeysey e africa kutaaal e diyaarad lagu duqeeyo.

Taariikhda Gobolka

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sool waxay ka go'day gobolkii Nugaal 1980-yadii, iyadoo caasimad looga dhigay Laascaanood.[2] Laga bilaabo 2003 ilaa Oktoobar 2007, Sool waxaa maamuli jiray Puntland [3] sanadkii 2007, xoogag ka socda Maamulka Somaliland ayaa la wareegay gacan ku haynta gobolka.

Sannadkii 2023 waxaa dib ula wareegay SSC Khaatumo waxaana loo sameeyey maamul ka madax banaan puntland iyo somaliland.

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. (PDF) http://reliefweb.int/sites/reliefweb.int/files/resources/121024_Administrative_Map_Sool_A4.pdf. Soo qaatay 30 December 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. . CIA. December 1988 http://www.lib.utexas.edu/maps/africa/somalia.jpg. Soo qaatay 21 February 2007.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. "Somaliland's Quest for International Recognition and the HBM-SSC Factor". Waxaa laga kaydiyay the original 2012-05-28. Soo qaatay 2021-01-21.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)

Template:Gobolada Somalia