Jump to content

Xingalool

Ka Wikipedia
Xingalool
Magaalo
Script error: The function "Somaliland" does not exist.
Coordinates: 9°45′16″N 48°18′34″E / 9.75444°N 48.30944°E / 9.75444; 48.30944
WadankaWanlaweyn waa magaalo qadiimi ah oo taariikh dheer leh. Waa degmo ay wada degaan Soomaalida oo dhan, hase yeeshee asal ahaan degmada waxaa degan Shanta Caalimood, oo u kala baxaan shan beelood:

1. Hubeer 2. Barbaare 3. Jambaluul 4. Erdho 5. Hiifmuge

Beelahaas waxay degaan magaalada iyo tuulooyinka ku xeeran degmada. Guddoomiyaha degmada wuxuu ka tirsan yahay beesha Erdho, oo ah beesha ugu badan ee dega magaalada gudaheed. Degmada Wanlaweyn waxay hoos timaadaa 597 tuulo, waxaana ay caan ku tahay ganacsiga xoolaha iyo dhaqashadeeda.

Dadku waa dad ku fiican dhaqashada xoolaha iyo beeraha, waxayna dhaqdaan geela, lo'da, iyo ariga. Wanlaweyn waxay sidoo kale caan ku tahay wax soo saarka beeraha, iyadoo degmo barwaaqo ah oo nabadeed ah.

Sidoo kale, dadka deegaanka waa xoolo-dhaqato, waxaana ay si weyn ugu mashquulsan yihiin wax soo saarka beerahooda. Degmada Wanlaweyn waa mid ka mid ah degmooyinka ugu horeeya ee hoos yimaada gobolka Shabeelaha Hoose.

Wanlaweyn waxaa ku yaal saldhigga milatari ee Belidoogle, oo ay ku sugan yihiin ciidanka gaarka u tababaran ee Soomaaliya iyo tababarayaal Mareykan ah. Wanlaweyn sidoo kale waa magaalo Soomaali u ilbaxsan, oo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya.
GobolkaSanaag
DegmoDegmada Ceerigaabo
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)


Xingalool waxay ka tirsan tahay gobolka Sanaag ee dalka Somalia gaar ahaan bariga gobolka Sanag waxayna daris la tahay magalooyin badan sida Badhan dhahar ceel buuh baragaha qol degmada xingaloool waxa la dagay sanadii markii ay ahayd 1960 degmada xingalool


Magaalooyinka Gobolka Sanaag Calanka Soomaaliya
ceerigaabo · Buraan · Ceelbuh · badhan · Ceelafweyn · Damala Xagare · xingalool · [[]] · Gar Adag · Galbarwaaqo · Laasqoray · Maydh · Mindigale · laasqoray · awrbogays

Beerwayso{{.}} Xamilka{{.}} Kulaal {{.}}Bacoolo{{.}} Fiqifuliye