Xudun (degmo)
Xudun | |
---|---|
Magaalo | |
Script error: The function "Somaliland" does not exist. | |
Wadan | Wanlaweyn waa magaalo qadiimi ah oo taariikh dheer leh. Waa degmo ay wada degaan Soomaalida oo dhan, hase yeeshee asal ahaan degmada waxaa degan Shanta Caalimood, oo u kala baxaan shan beelood:
1. Hubeer 2. Barbaare 3. Jambaluul 4. Erdho 5. Hiifmuge Beelahaas waxay degaan magaalada iyo tuulooyinka ku xeeran degmada. Guddoomiyaha degmada wuxuu ka tirsan yahay beesha Erdho, oo ah beesha ugu badan ee dega magaalada gudaheed. Degmada Wanlaweyn waxay hoos timaadaa 597 tuulo, waxaana ay caan ku tahay ganacsiga xoolaha iyo dhaqashadeeda. Dadku waa dad ku fiican dhaqashada xoolaha iyo beeraha, waxayna dhaqdaan geela, lo'da, iyo ariga. Wanlaweyn waxay sidoo kale caan ku tahay wax soo saarka beeraha, iyadoo degmo barwaaqo ah oo nabadeed ah. Sidoo kale, dadka deegaanka waa xoolo-dhaqato, waxaana ay si weyn ugu mashquulsan yihiin wax soo saarka beerahooda. Degmada Wanlaweyn waa mid ka mid ah degmooyinka ugu horeeya ee hoos yimaada gobolka Shabeelaha Hoose. Wanlaweyn waxaa ku yaal saldhigga milatari ee Belidoogle, oo ay ku sugan yihiin ciidanka gaarka u tababaran ee Soomaaliya iyo tababarayaal Mareykan ah. Wanlaweyn sidoo kale waa magaalo Soomaali u ilbaxsan, oo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya.![]() |
Gobol | Sool |
Degmo | Degmada Xudun |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 69,720 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Xudun (Af Ingiriis : Hudun) waa magaalo ku taala waqooyiga gobolka Sool ee ka tirsan Maamulka SSC-Khaatumo somaliya.[1]

Hordhac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xudun waa degmo ku taalo gobolka Sool kana tirsan maamulka Ssc khaatumo ee somalia , waana degmo leh khayraad dabiici ah Sida Xoolaha Nool Dhul Beereed Weyn Dooxooyin Ceelal BiyoodYO Uu Ugu Horeeyo Ceelka Magaalada Xudun Ee Loo Yaqaan Manqo Waxay Kaloo Leedahay.
Ceelka Shidaalka ee ugu Weyn Gayiga Soomaaliyeed Gaar ahaan ssc khaatumo . Waxay kaloo demadani ku caantahay Fardaha ama gamaanka oo aad loogu yaqaan dooxooyinka hoosyimaada degamda Xuddun waxayna magaalo ahaan ugu weyntahay magaaloyinga gobolka sool.beelaha Dega waxa kamida Reer-Darawiish iyo in yar oo soomaalida kale ah .
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ http://www.statoids.com/yso.html. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)