Xeraale
Magaalada herale حراله | |
---|---|
District | |
Nickname(s): Magaaladii culumada | |
Motto(s): Nabad baa naas lanuugo leh | |
Script error: The function "Somaliland" does not exist. | |
Dalka | Galmudug
Wanlaweyn waa magaalo qadiimi ah oo taariikh dheer leh. Waa degmo ay wada degaan Soomaalida oo dhan, hase yeeshee asal ahaan degmada waxaa degan Shanta Caalimood, oo u kala baxaan shan beelood: 1. Hubeer 2. Barbaare 3. Jambaluul 4. Erdho 5. Hiifmuge Beelahaas waxay degaan magaalada iyo tuulooyinka ku xeeran degmada. Guddoomiyaha degmada wuxuu ka tirsan yahay beesha Erdho, oo ah beesha ugu badan ee dega magaalada gudaheed. Degmada Wanlaweyn waxay hoos timaadaa 597 tuulo, waxaana ay caan ku tahay ganacsiga xoolaha iyo dhaqashadeeda. Dadku waa dad ku fiican dhaqashada xoolaha iyo beeraha, waxayna dhaqdaan geela, lo'da, iyo ariga. Wanlaweyn waxay sidoo kale caan ku tahay wax soo saarka beeraha, iyadoo degmo barwaaqo ah oo nabadeed ah. Sidoo kale, dadka deegaanka waa xoolo-dhaqato, waxaana ay si weyn ugu mashquulsan yihiin wax soo saarka beerahooda. Degmada Wanlaweyn waa mid ka mid ah degmooyinka ugu horeeya ee hoos yimaada gobolka Shabeelaha Hoose. Wanlaweyn waxaa ku yaal saldhigga milatari ee Belidoogle, oo ay ku sugan yihiin ciidanka gaarka u tababaran ee Soomaaliya iyo tababarayaal Mareykan ah. Wanlaweyn sidoo kale waa magaalo Soomaali u ilbaxsan, oo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya. |
Gobolka | Galgaduud |
District | District HERALE |
Dowlada Somalia | |
• Nuuca | Galmudug |
Area | 200 km2 (80 sq mi) |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
som | 252 |
Herale waa degmo ku taalo gobolka Galgaduud ee bartamaha Somalia name=": Herale inta aysan magaalo noqon waxaa kuyaalay ilaa hadana astaan u ah balli[1]' lagu magacaabi jiray (xeryaale) waxa uuna kuyaalaa bartamaha magaalada balliga xeryaale waxa uu caan ku ahaa oo ka atooraynjiray libaax lagu naynaasi jiray cageey waxaase ugu dambayn kaga gooyay libaaxii loogali waayay beesha fiqi maxamed intaas kadib waxaa isugu yimid balliga dadweynihii xoolo dhaqatada ahaa wayna ka biyo cabi jireen balliga beesha beesha cabdale gutaale waxa ay bilaabeen in ay tuulo kadhigaa oo waxa ay ka qodeen ilaa 100 barkadood taariikhdu markay ku beegnayd 1985kii ayeey noqotay magaalo looyaqaano xeraale waxaana kutubada kuraacan jiray kumanaan somaali ah oo ka kalasocda degmooyinka ku hareraysnaa magalada haatan dagmadu waa degmo aad u baaxad weyn waxaana hoos taga deegaano aad u badan sida Miirjiicleey, Huurshe, Lajiide, Dusmaaley, Aricadys, Mayeeraan, beyacad, xanan tuur, ceel-shiikh, baraago diirshe, Qalaanqalle, kor-udhiska, laanqaylo,baligod, xamurre, jiic-bacaad baali hawd Degaanka Indhayare iyo Degaanka Madina kuwo kale oo badan. dadka dagan dagmada Xeraale waxaa lagu qiyaasay dad gaaraya 500,000 oo Qoys. Waxa dagan beesha surre [xiniftire maha Dir)
Faah Faahin
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xeraale waxay ka koobantahay xaafadaha soo socda:
•Waabari
•hodan
•Dayax
•hoowl wadaag
•Sh Ammaan
•Casqalaani Xareed
1: waa bari. waxa ku yaala ceelkii ugu horeeyay ee laga dhiso xeraale & isteeshinka & Dhagabadan School & Xarunta maamulka & xarun bulsho & Shirkada korontada & Suuqa Xoolaha & masjidka Jamica ah oo waliba dabaq ah & labo shirkadood oo isgaarsiineed oo lakala yiraahdo Nationlink iyo Somtel.
2: dayax. waxaa ku yaala Foornada rootiga & MCH & Xarun Bolsho & Ceelbiyood.
3: hodan. waxa ku yaala labo xarun caaafimaad & Dabaqqa ugu horeeyay ee magaalada.
4: howlwadaag. waxaa ku yaala Xarunta agoonta, Heraale Institute for Developemental skills & Xarun Caafimaad iyo shirkada isgaarsiinta ee Hormuud.
5: Sh Amman. waxaa ku yaala Machadka Barashada Diinta islaamka ee Sh Amman iyo jaamacada lagu magcaabo cumar binu al khadaab oo noqotay jaamacadii ugu horaysay oo lagfuro dagmadaasi xeraale.
6:Casqalaani waa xaafadii ugu dambaysay ee lagu sookordhiyay degmada Xeraale waxaa kuyaala dugsiga sare ee xeraale, Herale Secondry School iyo idaacada magaalada ee radio Casqalaani.
External links
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Cite error: Invalid
<ref>
tag; no text was provided for refs named:0
- (Somali)